waxaan raadineynaa aqoonsi dheeri ah , si aan ugu aqoonsano in USDCHF eey kulaabato monthly Support.
meelaha keylevels noo ah oo dooneyno in sell kasoo dhahno ayaa noqon doono
0.98168
or
0.99316
hadi aad tradekani isticmaasho isku dey in aad Stoploss fiican dhigato.
Aniga idinma siinayo signal ee waxaan doonayaa in aan idin ifiyo suuqa.
#Digniin Forex waxey kaagalafan kartaa dhaqaalahaaga gabi ahaan, hadii aadan barran wadada saxda eh
1..Aqooon
2..Risky management
3.. Emation system

Disclaimer
The information and publications are not meant to be, and do not constitute, financial, investment, trading, or other types of advice or recommendations supplied or endorsed by TradingView. Read more in the Terms of Use.