jihadeeda markeey hesho waa isku dhamaatay aniga qishka oo kaliya ayaa ku siinaayaa insha allaah adnah waa inaad ka faa ideesataa
Waxaan rajeynaayaa sideey dad badan sugaayeen ineey tahay hadii aad tahay trader waxaan ku siiyay qish kuugu filan follow soo dheh bage ka mahadsanid
Waa sida aan rajeynaayo qofkii calafkiisa ku jiro insha allaah waxaa jeclaan lahaa inaad igu dhiiro galisaan follow soo dheh twitter ka
Kadib markaan fiiriyay suuqa wajigiisa qaasatan lacagtaan Eur/Jpy gaabiska ku yimid socodkeeda waxaan si dhow ula socday jihada ay ku socoto ugu dambeen waxaa ubadiyay buy insha allaah waxaa ugu tala galay barnaamijkaan in aan ku ogaado somalida isticmasha tredinview in si aan subscribe iskugu saarno